DEG DEG+DHAGEYSO: Somaliland oo ciidamadeeda ka dulqaaday Laascaanood, iskuguna geysay Gambara & Tukaraq.

LAASCAANOOD(P-TIMES)- Maamulka Hargeysa ayaa go’aansaday in ay ciidamadooda ka dulqaadaan magaalada Laascaanood oo ay awal horey difaacyo uga sameysteen, waxayna hadda go`aansadeen in ay maleeshiyadooda geeyaan difaacyadooda deegaanada Tukaraq, Gambara iyo Higlada oo ah goobaha ugu badan ee ay ka dagaalami doonaan.

Warsidaha Puntlandtimes.com oo la hadlay Goobjoogayaal ayay u sheegeen in ay arkayeen maleeshiyaadkii ugu badnaa oo katirsanaa Somaliland, kana baxay Gooja-Cade, Qabuuraha magaalada iyo agagaarkooda una jiheystay Gambara, Tukaraq iyo Agagaarkeeda…..HALKAN RIIX SI AAD U DHAGEYSATO

1 Comment

  1. Dhabayaco, dacaayad riqiis ah weligiinba wada, ninka hadlaya – ku lahaa waxay dhaheen – marka hore afka reer waqooyiga barta si aad u canjili kartaan….kkkkkkkkkkk fashil.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.