DEG-DEG+DHAGEYSO:- Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Jiidaha Dagaalka G. Sool & Ciidamadii Ugu Badnaa Oo La Soo Dhoobay.

TUKO-RAQ(P-TIMES)-Wararka aan ka Helayno Saaka Jiidaha Dagaalka Ee Deegaanka Tukoraq ee Gobalka Sool, oo Saacadihii la soo Dhaafay ay ku Qul-qulayeen Ciidamo Fara badan ayaa Sheegaya in Xaalad kacsan ay Saaka ka Jirto Jiidaha Dagaalka, taas oo ka Badalan kuwii Hore.

RIIX HALKAAN SI AAD U DHAGEYSATO.

Leave a Comment