DHAGEYSO: Wararkii ugu dambeeyey Xaaladda Kacsan ee Laascaanood, Dhaawacyadii oo Garoowe loo qaaday

LAASCAANOOD(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool ayaa sheegaya in ay xaaladdu kacsan tahay, dadka magaalada oo dhana ay hub lasoo baxeen, Somaliland ay maleeshiyaad soo galisay gudaha magaaladaas.

Rasaas xoog leh ayaa laga maqlayaa gudaha magaaladaas.

HALKAN RIIX SI AAD U DHAGEYSATO

3 Comments

  1. Anonymous says:

    Matihid dhulbahante iidoor dhulbahante iska dhigaya tahay jamac siyad boy kan la baxayow

  2. Anonymous says:

    kkkkkk Iidoor baa tahay jaamac siyaad ha sheegan laangaabyow

  3. axmed says:

    Qof haybtiisa bedelaa, waa laangaab kaas oo kale ah, nacas nacas dhaley. daanyeer. dadka ha sheegan.

Leave a Comment