DEG-DEG+DHAGEYSO:- Xaaladihii Ugu Dambeeyay Ee Jiidaha Dagaalka Tukoraq, Gaas & Biixi Oo..

TUKORAQ(P-TIMES)-Sarkaal sare oo ka tirsan Ciidamada ku Sugan Jiidaha Dagaalka Tukoraq, oo la hadlay Warsidaha PUNTLAND TIMES, ayaa ka hadlay Xaaladihii ugu Dambeeyay ee Jiidaha Dagaalka Tukoraq, Madaafiic la Is-weydaarsaday Saacadihii la soo Dhaafay Iyo Amaradii Laga Sugayay Madaxda ugu Sareysa Puntland iyo Somaliland.

 

HALKAAN RIIX SI AAD U DHAGEYSATO.

Leave a Comment