DHAGAYSO:Abwaan da’ yar oo Gaalkacyo kasoo tiriyey gabay ka turjumaya xaalada Tukaraq & tan dalka Soomaaliya

GAROOWE(P-TIMES)- Deeq Maxamed Saahid oo kamid ah dhalinyarada ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sugaan gabay ah ku cabiray xalada dalka, isagoona ka hadlay colaadeed ee deegaanka Tukaraq oo ay weli isku hor fadhiyaan ciidamada Puntland iyo Somaliland.

Deeq ayaa gabaygiisan sida uga hadlay xaalada Tukaraq, waxaana uu faah faahin ka bixiyey sababaha ku kalifay tirinta gabaygani. RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO GABAYGA

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.