DHAGEYSI XASAASI AH:- M/weynaha Puntland Oo Ka Hadlay Arrimaha Dastuurka DFS & 3 Qodob Oo Bud-dhig u Ah.

GAROOWE(P-TIMES)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas, ayaa ka hadlay Arrimaha Dhameystirka Dastuurka Dalka iyo Heshiiskii Dhex Maray Madaxda DF Soomaaliya iyo Kuwa Dowlad Gobaleedyada, Isagoona Daaha ka qaaday 3 Arrimood ay Isla Qaateen Hoggaamiyaasha Soomaalida.HALKAAN RIIX SI AAD U DHAGEYSATO.

Halkaan Ku Qor Fikirkaada