DHAGEYSI XASAASI AH:- Madaxweynaha Somaliland Oo Hanjabaadii Ugu Cusleyd U Diray Garaadada Iyo Waxgaradka Laas-caanood.

HARGEYSO(P-TIMES)-Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa Hanjabaadii ugu Cusleyd u diray Garaadada iyo Waxgaradka Gobalka Sool, Iyadoona ay aad uga Caroodeen Waxgaradka iyo Shacabka Magaalada Laas-caanood ee Xarunta Gobalka Sool.

 

HALKAN RIIX SI AAD U DHAGEYSATO

Hal Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “DHAGEYSI XASAASI AH:- Madaxweynaha Somaliland Oo Hanjabaadii Ugu Cusleyd U Diray Garaadada Iyo Waxgaradka Laas-caanood.

  1. IDINKAA ISKA HADLAY EE MEEDAY HANJABAADA AAD SHEEGTEEN EE MUUSE BIIXI.
    ALLA KUWAN BEEN WEYNAA. WAR QASHINKA/RUBBISH AAD QORAYSAAN ISKA DAAYA WAA IGA TALO.

    Reply

Halkaan Ku Qor Fikirkaada