DHAGEYSI XASAASI AH:- Madaxweyne Farmaajo Oo Balan-qaad U Sameeyay Dhalinyarada Ku Jirta Kooxda Al-Shabaab.

MUQDISHO(P-TIMES)-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, oo Saaka ka Khudbaynayay Masjidka Isbaheysiga ee Magaalada Muqdisho oo uu ku Tukanayay Saaladii Ciida, ayaa Baaq u Diray Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ka Bar-bar dagaalamaysa Ururka Argagixisada ah ee Al-Shabaab, Isagoona u Sameeyay Balan-qaad,HALKAAN RIIX SI AAD U DHAGEYSATO BAAQA MADAXWEYNE FARMAAJO.

Leave a Comment