DHAGEYSI XASAASI AH: Maxaa ka jiran in Qaraxyo laga baadi-goobayo caasumada Puntland ee Garoowe, Ciidamaduse maxay qabteen?

GAROOWE(P-TIMES)- Howlgalo lagu xaqiijinayo ammaanka magaalada caasumada ah ee Puntland ayaa ka socda caasumada Garoowe, waxaana howlgaladaas lagu beegsanayaa cid kasta oo looga shakiyo falal amaan darro, waxaana Laamaha Ammaanku ay sheegeen in ay hayaan xogo cadeynaya inay jiri karaan weeraro Argagixiso, maadaama lagu jaiyey furimaha dagaalka.

HALKAN RIIX SI AAD U DHAGEYSATO

Halkaan Ku Qor Fikirkaada