DHAGEYSI XASAASI AH: Mid kamid ah Saraakiisha Somaliland oo duubay Cod sir ah, kana welwelsan Xaaladda Dagaalka Tukaraq.

LAASCAANOOD(P-TIMES)- Mid kamid ah Saraakiisha ciidamada Somaliland ee kusugan jiidaha hore ee Tukaraq oo cod u duubay Eheladiisa ayaa muujiyey welwelka ay qabaan ciidamadooda oo ku aadan duulaan uga soo wajahan dhinaca Puntland.

Sarkaalkan wuxuu cadeynayaa in ay saraakiisha ciidamada Somaliland cabsi ka qabaan dagaal culus oo looga soo qaado dhinaca Puntland, wuxuuna sheegay in ay la socdaan dhaqdhaqaaq xoog badan oo kusoo wajahan….RIIX HALKAAN SI AAD U DHAGEYSATO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.