DHAGEYSI XASAASI AH: Puntland oo ku dhawaaqday in dagaal adag ka dhacaya G Sool, Masuuliyadiisana sheegtay in uu qaadanayo Madaxweynaha Somaliland

GAROOWE(P-TIMES)- Wasiirka Warfaafinta Puntland ahna xubin katirsan Guddiga Difaaca ee u xilsaaran arrimaha dagaalada gobalka Sool, oo wariyaasha kula hadlay magaalada Garoowe ayaa sheegay in uu sii soconayo dagaalka kataagan deegaanka Tukaraq, wuxuu sheegay in dagaaladii u dambeeyey khasaare xoog leh ka dhashay labada dhinacba, mid kasii badan-na uu ka dhalan doono, haddii aysan Somaliland ciidamadeeda kala bixin gobalkaas, isagoo sheegay in masuuliyadda wixii dhacay iyo kuwa cusub ay qaadi doonto Somaliland.

HALKAN RIIX SI AAD U DHAGEYSATO

Halkaan Ku Qor Fikirkaada