DHAGEYSI XASAASI AH:- Somaliland Oo Ka Hadashay Xiisada Ka Taagan Saaacadihii Ugu Dambeeyay Jiida Dagaalka Ee Tukoraq & Qorshaheeda Ku Aadan.

HARGEYSO(P-TIMES)-Wasiirka Difaaca Maamulka Somaliland ayaa ka Hadlay Xaaladihii Ugu Dambeeyay Ee Saacadihii La Soo Dhaafay Ka Jiray Jiidaha Dagaalka Deegaanka Tukoraq, Isagoona Shaaca Ka Qaaday Qorshahooda ku aadan Xiisada Dagaal ee Haatan ka jirta Gobalka Sool Iyo Sida ay Somaliland ay Dooneyso.

 

HALKAAN RIIX SI AAD U DHAGEYSATO.

Leave a Comment