DHAGEYSI XASAASI: Gudoomiyaha cusub ee G Sool u magacowday Puntland oo wareysi xasaasi ah baxshay

LAASCAANOOD(P-TIMES)- Gudoomiyaha cusub ee gobalka Sool Maxamed Cabdi Bilidg oo uu dhawaan magacaabay Madaxweynaha Puntland ayaa ka hadlay arrimaha ka aloosan gobalkaas, wuxuuna si aad ah uga hadlay howlgalka dawladdu ay ku doonayso in ay ku xoorayso gobalkaas.

Wareysigan ayuu siiyey Idaacada SAHAN Ee magaalada Garoowe

HALKAN RIIX SI AAD U DHAGEYSATO

13 Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “DHAGEYSI XASAASI: Gudoomiyaha cusub ee G Sool u magacowday Puntland oo wareysi xasaasi ah baxshay

  1. Abdilweli Gaas wuxuu rabaa in Somaliland weerarto Garowe dabadeedna uu yiraahdo doorasho laqabto iyo in laga hadlo inooma taal. Waa nin wax walba samaynaya si uu u soo laabto oo naftu aanay qiimo xagiisa ka lahayn. Mucaaradkuna ma hadli karo oo dhanwalba waa seegayaan. Markaa meeshu Puntland geeyo bal aynu eegno awalba maalintuu qabsaday baa Puntland looga siidaray.

    Reply
    1. Cabdisamad puntland ma guri ay hooyadaa gaar u leedahay baa sool xoraynteeda iyo dootasho kee baa muhiimsan?
      Se waxaan ku waydiinayaa aabahaana musharrax maahee maxaa kaa hadlisiin ma qabyaalad baa hadaba qabyaalad puntland kuma haboona loogamana baahna waayo dadkan waa ilmo adeer kii kastaba waa kii kale nacas baa tahaye maanta reer sool diyaar bay u yihiin puntland inay soo raacaan waayo xaqiiqda ayay ogaadeen inay puntland dhaxal ku leeyihiin cidna cidlo uga tagi mayso dadka dhaladka ah ee reer sool

      Reply
  2. Gacal adaan kuu jawaabaa. Ma’ahan in aynu is maaweelino Sool laxoraynaa majidho waayo awood looma hayo ee Gaas wuxuu ciyaaraa oo rajaynaaa kow in dadka Sool kacaan oo iyaku Somaliland khalkhal ku furaan. Labo in Somaliland Tukaraq ka noqoto dabadeed uu yiraahdo anaa ka saaray si uu u soo laabto. Lascaanood aan ka saaraa waa siyaasad iyo xammasad uu maqashiinaayo reer Laascanood si ay u kacaan laakiin ma kacayaan oo waa ogyihiin. Sadex oo ah ta u danbaysa ee uu rabo hadii kow iyo labo fuliwaayaan waa in SL weerarto Garowe markaa doorasho aanay dhicin. Aniga waxa soo socda aan ogahay.

    Reply
  3. Oo casuumadda garoowe laga raro oo gaalkacayo laga dhigo ama boosaaso .halkaasna ciise maxamuud magaaladoodu unoqoto furin dagaal isna muddo kordhintaasaa umuuqata wax dan ah kama lahan puntland.

    Reply
  4. Markaa sxb adigu ma nacas baad tahay mise gaas baad isku reer tihiin illeen cid kale oo Ku taageersan budhbudhinta puntland ma jidhee kkkkkkkkkkkkkkkk.

    Reply
  5. Gaas inuu soo laabtaa u cad wax walbana waa samayn si taas uu ugu guulaysto laakiin waxaan oran lahaa nimankan reer murqaan ha ladhaho halkiinii ku noqda Tukaraqna Laascaanood ha maamushu intii xal laga gaarayo guuni u goosashada qadiyadooda oo federalka ay wax ku heshiinayaan. Markaa tooda la xaliyo in afti loo qaado meesha shacabka Sool rabaan. in ay aadaan. Hadaseh wax ciidan ah ayna keenin inta u dhaxaysa Laascaanood iyo Garoowe.

    Reply
  6. OO XAGUU KA SHAQAYNAYAA GAROOWE MA DHAAFI KAREE. GAAS CAMEYBA XIDHIIDHKUU UJARAY LABA BILOODNA MA WADA HADAL WUUNA DIIDAY IN LA DHEX-DHEXAADIYO,CAMEY WUXU KU YIDHI MUSHAHAR LAYSKA QAATO LOOMA BAAHNEE DHULKAAGII HAL TUULO PL KAMA JOOGTEE IS MUUJI OO WAXAYNU LA SHIR NIMAADNO LA IMOW DABADEED MAXAA XIGAY.CAMEY IYO KUWA XILALKA KA HAYA PL EE KASOO JEEDA SOOL AYAA SHIRAY TALONA DHAAFIN WAAYAY INAY MAJEERTEEN KU QANCIYAAN INAY AFKA LABADII YEEDHAAN IYAGOO LEH YAA DAAROODAAY YAA DAAROODAAY NASOO GAADHAAY HADDA WAXAASOO QAYLO AHI MA DHAAFSIISNA OLOLE DOORASHO OO GAAS GACAN YARAYAASHIISU SAMAYNAYAAN SI UU UDHAHO “HADDEE ANIGA TUKARAQ UUN BAA LAYGA QABSADAY WAANAAN KU DAGAALNAY INTII TAMARTEEN AH LKN AWOODEENAA NOO RUN SHEEGTAY KKKKK CAMEYNA DHAHO GOD JOB CAMEY OLOLE FIICAN BAAD SAMAYSAY WAANAAD ILA SHAQAYNAYSAA MAADAAMA AAD IS MUUJISAY ADIGA IYO TEAMKAAGU.

    Reply
  7. Iidoorka xunka ah waxa ka daran oo wataa waa dhulbahante biyaha ka daba sida marka sidee ugu dhiman nin asagu raba gumaysi oo adi horraanta kaa tooganaya oo aan rabin harti midooba walaa daarood oo maanta diyaar u ah inay xoreeyaan kana imaaday ilaa kismayo,gedo,af-madow ilaa ddsi.hasdee maxaan udhimannaa oo iidoorka Ku heysannaa.Sxb,marka bootada gaas abaabulay laga tago dabbaal baan ogeyn inaan pl wax dagaal ah la galayn Somaliland awoodna uhayn.

    Reply
  8. Iidoor bay kuwaalataa waxa duleedka garoowe fadhiya ciidanka qaranka Somaliland oo ka kooban dhammaan beelaha Somaliland sida ISAAQ WEYNE,CIISE,SAMAROON,FOQISHINNI,HARTIGA SOMALILAND DEGA OO KALA AHA DHULBAHANTE,WARSANGELI.MARKAA WAXBA HAKU WAALANIN ISAAQ XATAA HARTIGAAD SHEEGANAYSO AYAA KULA DAGAALAMAYA KAANA DIFAACAYA DALKOODA BARAKAYSAN EE SOMALILAND.

    Reply
  9. BALLANKII PUNTLAND EE AHAA LAASKAANU CIIDDA KU TUKANAUNAA YAAN LA WAAYIN GAAS OO LAASKA KU TUKANAYA CIIDDA ILLEEN CIIDKII WAA JIMCEHEE.KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK.LAASKAA KA YAABAY FAANKA MADHAN EE XERTA GAAS.

    Reply
  10. MEESHA DAGAAL LA QAADAYA ,MA JIRO, ANIGU MA OGI FAADEEXADA INTAA LE EG EE BENTA LALA WAREEGAYO UJEEDADAD LAGA LEEYAHAY. 6 BILOOD WAXAN MAQLAYA DAGAAL BA LA QAADAYA, DADKU ISLAMA YAABAYAAN MIYA?

    Reply

Halkaan Ku Qor Fikirkaada