DHAGEYSO: Dawladda Puntland oo fariin muhiim u dirtay Shacabka SL u dhashay ee kusugan gudaha Puntland

GAROOWE(P-TIMES) – Dawladda Puntland ayaa fariin u dirtay Qoysaska, Ganacsatada, Dhalinyaradda, Macalimiinta & Muwaadiniin u dhashay gobalada Waqooyiga Soomaaliya ee loo yaqaano Somaliland, kuna sugan gudaha gobalada Puntland, waxayna sheegtay in aysan jirin cid waxyeelo noocay ay tahayba u geysan karta oo ay joogaan dalkoodii Hooyo.

HALKAN RIIX SI AAD U DHAGEYSATO

 

 

Leave a Comment