DHAGEYSO:- Guddoomiye Saleebaan “War Na Aamina, Waan Idin Baryaynaayeen Puntland-ney Dagaalka Naga Joojiya”

HARGEYSO(P-TIMES)-Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Gaab, oo ka hadlay Dagaalka Gobalka Sool, ayaa Sheegay inay ku Waayeen Dad muhiim ah, waxaana uu Baaq u jeediyay Madaxda Sare ee Dowladda Puntland.

Saleebaan ayaa Sheegay inaysan Somaliland Hatan Diyaar u aheyn Dagaal kale oo ka dhaca Jiidaha Dagaalka ee Gobalka Sool, ayna Doonayaan Nabad iyo Wada-hadal, Isagoona ka Codsaday Madaxda Dowladda Puntland inay u Ogalaadaan inay ku Nooladaan Nabad, oo ay ka Daayaan Dagaalka.

HALKAAN RIIX SI AAD U DHAGEYSATO CALAA-CAL GUDDOOMIYAHA GOLAHA GUURTIDA SOMALILAND.

4 Comments

  1. Waraabe says:

    Hadii aanay idinka muhiim idiin ahayn askartii idinkaga dhimatay annaga kuwii ku dhintay muhiim bay noo ahaayeen diyaar baanuse u nahay s/land inay u dhintaan 1000 iyo kumanaan kale hadaydaan nabad qaadanna waxaad arki doontaan iyadoo garoowe iyo qardho lagu dagaalamayo idinkoo isla webkan soo geliya nabad baa naas la nuugo leh gaasna ku celcelinayo caqligu ha shaqeeyo oo nabadda aan dhowrno marya casayaashan meesha laysugu soo ururshayna meydkooda waxaa idiin soo guri doona tima weynta sidii hore u dhacday

  2. waraabe adiga yaa wax kuweydiinaya maxaase kala ogtahay saleban gaal waa ninka ugu awooda badan snm asagiina waa maqlaysaa suu ucalaacalayo iskamana musanaamina waxba la tusay nin aan warankaagu gelin weedhaadu ma gasho

  3. Jaamac Seed says:

    Calaal ma ahan ee waa hadal nin weyn. Nabad iyo wada hadal wax lagu waayey dagaal kuma yimaadaan laakiin waa in wadahal run yahay ee uusan hadal kaliya aheyn.

  4. Saleban hadalkiisa calaacal u qaata ileyn wanaagii baa alle idinka indho tireey e. bal keena wixii aa haysaa, haddii aad nabad diideen. somaliland odayaasheeda iyo culmaa-u-diinkooda intaas nabad bay ku baaqayaan. puntland markasta waa dagaalamaynaa oo dagaalku istaagi maayo bay ku haysaa weli laba dagaal oo ay ku jabteey soo qaadeen. puntland dagaal dambe oo ay soo qaado maba awoodo kuwii hore dhaawacoodii xataa dawladda federalka ah baa markeey ka yaabteey dayuurado u keentay oo meelahaas ku daaweyneysa. go’aan puntland wa inay af ku dagaalanto iyo inay shacab kiciso ee awood milatari oo ay somaliland kula dagaalanto ma lahan oo waa la ogyahay. ee nabad diideey, dagaalna qaadi kari weyde ee meelahaas ka hadhadla. iska hadla..afku diriro baa tihiiin oo cid walba hadda waa idin ogaateeey e

Leave a Comment