DHAGEYSO: Puntland oo ka hadashay Afduubka Somaliland u geysatay dad ka soo jeeda gobalada Puntland

GAROOWE(P-TIMES)- Wasiirka Warfaafinta ee dawladda Puntland ayaa ka hadlay markii ugu horeysay afduubka loo geystay labo dhalinyarro ah oo ka soo jeeda Puntland, kuwaas oo ay qabsadeen ciidamada Somaliland, ilaa haddana aan faahfaahin laga heynin halka lagu hayo iyo waxay galabsadeen.

Wasiirka ayaa sheegay in ay ficilkaas geysteen Madaxda Maamulka Hargeysa oo saxaafadda ka sheegay in lalaayo Dhalinyaradda & Safarleyda Puntland ee tagta gobalada Waqooyi.

HALKAN RIIX SI AAD U DHAGEYSATO

 

 

One Comment

  1. Somaliland sun waa inan kabina suu waaa inaan ladhacna salal wa inan ka kicina sool wa inaan xorayna

Leave a Comment