DHAGEYSO:- Wararkii Ugu Dambeeyey Ee Jiidaha Dagaalka G. Sool iyo Hub laga maqlay galabtay.

TUKORAQ(P-TIMES)-Wararka aan ka helay Jiidaha Dagaalka ee ay isku Hor-fadhiyaan Ciidamada Difaaca Puntland iyo Kuwa Somaliland, ayaa Sheegaya in Dhawaqa Madaafiicda Culus halkaasi laga Maqlay Galabta, Iyadoona ay ka Soo baxayaan Warar kala duwan.

RIIX HALKAAN SI AAD U DHAGEYSATO.

Leave a Comment