DHAGEYSO: Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda Jiidaha dagaalka G Sool

TUKARAQ(P-TIMES) – Wararkii ugu dambeeyey ee Warsidaha Puntlandtimes.com ka helayo jiidaha dagaalka ee G Sool ayna isku horfadhiyaan ciidamada Puntland & Somaliland, ayaa sheegaya in ay sii kordhayaan xiisadaha colaadeed ee hadda taagan, waxaana cabsi laga qabaa dagaal toos ah oo dhinacyada dhexmara.

Cabsida dagaal ka sokow gurmadyo xoog leh ayaa tagay jiidaha dagaalka saacadihii ugu dambeeyey, sidda uu ku waramayo Wariyaha Puntlandtimes.com ee tagey jiidaha dagaalka.

HALKAN RIIX SI AAD U DHAGEYSATO

 

Halkaan Ku Qor Fikirkaada