DHAGEYSO:- Xaaladihii Ugu Dambeeyay Ee Laas-caanood Iyo Iska Hor-imaadkii Dhex Maray Taliye Taani & Col. Mahad Cambaashe.

LAAS-CAANOOD(P-TIMES)-Warsidaha Puntland Times, ayaa Warar Dheeraad ah ka Helaya Xaalada Magaalada Laas-caanood oo Saacadihii la soo dhaafay Aad u Kacsaney iyo Iska Hor-imaad u dhaxeeya Taliyaha Ciidamada Maamulka Hargeysa Taani iyo Col. Mahad Cambaashe, kaasi oo ka dhacay Saldhiga Gooje Cadde oo ku Yaalla Duleedka Magaalada Laas-caanood.

RIIX HALKAAN SI AAD U DHAGEYSATO.

Leave a Comment