DHAGEYSO:- Xaaladihii Ugu Dambeeyay Ee Tukoraq & Dhaq-dhaqaaqyo Ciidan Oo Ka Socda.

TUKO-RAQ(P-TIMES)-Wararkii ugu Dambeeyay ee aan ka Helayno Deegaanka Tukoraq ayaa Sheegaya in Xaalad kacsan ay ka jirto Jiidaha Dagaalka, Iyadoona Ciidamo Fara-badan la soo Dhoobay.

HALKAAN RIIX SI AAAD U DHAGEYSATO.

Halkaan Ku Qor Fikirkaada