DHAGEYSO+COD: Culumo, Ganacsatada & Waxgarad kasoo kala jeeda PL & SL oo dhexdhexaadin bilaabay.

HARGEYSA/GAROOWE(P-TIMES)- Warsidaha Puntlandtimes.com wuxuu ogaaday in Ganacsato, Culumo iyo xubno firfircoon oo ka kasoo kala jeeda Puntland & Somaliland ay bilaabeen dadaal ay ku doonayaan in ay ku joojiyaan dagaal dambe oo ka dhaca gobalka Sool, kaas oo dhexmara labada maamul, waxaana ku jira Culumo & Ganacsato aad loo yaqaanio labada dhinacba waxayna qolo kasta doonaysaa in ay maamulkeeda ku qanciso nabaddu in ay tahay shey wanaagsan.

HALKAN RIIX SI AAD U DHAGEYSATO XOGTAN

 

4 Comments

  1. Jeegaanta markii xaalku ku xumaaday ayey naf bideen in ay adeegsadaan culimada iyo ganacsata, kuwa reer Puntland intooda badan waa cawaan la adeegsan karo oo lagu guuri karo. balse PuntlandTimes maha in ay buunbuuniso iskudayada Jeegaanta ay ku doonayaan in ay kaga baxaan hogta madaw ee ka dhaceen, ninka weriyaha ee warkan tebinaya oo codkiisu iila eg yahay inuu yahay reer Sool waxaan ku leeyahay war sxb ma dadka Jeegaanta hoos ka taageera ayaa tahay mise dadka arimaha siyaasada iyo strategic ah ka dhacsan ayaa tahay

  2. Somaliland sun waa inan kabina suu waa inan ladhacna saban waa inan Ku gubna salal waa in u kakaca sool waynu xorayna

  3. Jaamac Seed says:

    Nabadda waa in laga wada shaqeyo, dadka samo taliska ahna la taageero.Mar hore ayey aheyd in ay howl galaan. Waa soo daaheen laakiin ka fiican in aan waxba la isku dayin oo dadka ummadda ramadaanka isku laynaya howsha looga haro.

  4. axmed says:

    SNM ma culumo ayey leedahey? sow kuwii daraad dagaalka Bixi taageerey, waxey waxaasi waa sheekooyin kale ee ay wadaan. marka dadkaasi dhinac kasta wey ka baaba, san yihiin , wax laga dhegeysanayana malaha shiikhna malaha ,waa wada mooryaan.

Leave a Comment