DHAGEYSO+FAAHFAAHIN: Maxaa ka soo baxay kulan Qarsoodi ah oo xalay ka dhacay Madaxtooyada Somaliland, loogana hadlay Dagaalka Tukaraq?

HARGEYSA(P-TIMES) – Warsidaha Puntlandtimes.com wuxuu faahfaahin dheeraad ah ka helay kulan qarsoodi ahaa oo xalay dhexmaray Madaxweynaha Somaliland, Madaxda Xisbiyada mucaaradka, Saraakiil ciidan & Odayaal dhaqmeed, waxaana aad looga hadlay dagaalka Tukaraq.

Madaxweynaha Somaliland wuxuu muujiyey welwel weyn oo uu ka qabo in ciidamadiisa loogu awood sheegto saaxada dagaalka, waxaana uu dhinacyada u jeediyey codsi la yaab leh.

HALKAN RIIX SI AAD U DHAGEYSATO

 

 

 

Hal Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “DHAGEYSO+FAAHFAAHIN: Maxaa ka soo baxay kulan Qarsoodi ah oo xalay ka dhacay Madaxtooyada Somaliland, loogana hadlay Dagaalka Tukaraq?

  1. asc wn salamy puntalndtimes sad uso gudbisan xaqiiqda lkn codsi aan wato ah dhagysiga aad ka dhigten qoroladi o dhn angu ma awoodno ina dhagysno mrka wxn cod sanaya in sidi hore aad ku so celi saan mahdsanidin

    Reply

Halkaan Ku Qor Fikirkaada