DEG DEG+DAAWO: Boqor Buurmadow oo markii xabsiga laga soo daayay ka hadlay Dagaalka Tukaraq

HARGEYSA(P-TIMES) – Boqor Maxamuud Aw Cismaan Buurmadow oo kamid ah Salaadiinta dhaqanka ee Somaliland oo xabsiga laga soo daayay maanta, laguna xiray hadal nabdeed uu ka jeediyey magaalada Carmo, wuxuu markale ka hadlay arrimihii dagaalka.RIIX HALKAAN SI AAD U DAAWATO

AKHRISO+CADEYN: DF Soomaaliya oo joojisay Mashaariicdii sidda tooska ah Caalam-ku u siin jiray maamulka Hargeysa

MUQDISHO(P-TIMES)- Sidda lagu cadeeyey Nuqul qoraaleed ay dawladda Faderaalka Soomaaliya u dirtay Beesha Caalamka, waxaa lagu joojiyey in la cusbooneysiiyo Heshiis horey u jiray oo dhigayey in Deeqaha caalamiga ah ee lagu soo qaado magaca Soomaaliyeed, si toos ah loo siiyo qeybtooda Somaliland, laakiin dawladdu hadda wey diiday in ay dib u cusboonaysiiso qaraarkaas. Wasiirka Qorsheynta & Maalgashiga...

Madaafiicda culus oo ka dhaxaysa Tukaraq & Jiidaha hore oo xaaladoodu kacsan tahay

TUKARAQ(P-TIMES)- Hugunka Madaafiicda loo yaqaano DABKA CULUS ayaa laga maqlay jiidaha hore ee ay isku horfadhiyaan ciidamada Puntland iyo kuwa Somaliland, waxaana subaxnimadii hore ee saaka la maqlay dhawaaqa Hoobiyayaal ay labada ciidan isku rideen, duhurnimadii iyo galabtay ayaa la maqlayaa rasaasta culus. Goobjoogayaal ka durugsan aagaga ayaa sheegay in madaafiicda culus ee ay is dhaafsadeen labada...

DAAWO MUUQAAL: M/weyne, Siyaasiin, Isimo iyo Qurbjoog kasoo jeeda S/LAND oo ka dagay Garoowe, kuna dhawaaqay

GAROOWE(P-TIMES)- Mustafe Martiini oo sheegay in uu yahay Madaxweynaha Somaliland, Siyaasiin, Qurbo joog iyo Isimo ka soo jeeda Somaliland ayaa kusugan magaalada Garoowe, waxayna cadeeyeen in aysan qeyb ka aheyn duulaanka Tukaraq, waxaana soo dhaweeyey Gudoomiyaha gobalka Nugaal Col, Cumar Cabdullaahi Faraweyne, iyagoo doonaya in ay u gudbaan gudaha Somaliland….HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO

Mucaaradkii Ugu faraha badnaa ee Somaliland oo ka dagay Garoowe & Saxaafadda oo ay la hadleen

GAROOWE(P-TIMES) – Mustafe Martiine oo horey u sheegay in uu Madaxweynaha Somaliland ayaa hadda ka dagay magaalada Garoowe, isagoo ay wehliyaan in badan oo kamid ah Jaaliyaddaha Somaliland ee kasoo jeeda barriga magaalada burco, waxaana uu la hadlay saxaafadda. GOOR DHAW FILO FAAFAAHINTA RIIX HALKAAN

DHAGEYSO: Hoos u dhicii ugu weynaa oo ku yimi Qiimaha kala Iibsiga Hubka ee Laascaanood, Maxaase sababay?

LAASCAANOOD(P-TIMES)- Wararka laga helayo Suuqyada hubka ee magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in qiimaha hubka, gaar ahaana qoriga loo yaqaano AK-47ka uu hoos u dhicii ugu hooseeyey wajahay, ka dib markii ay sii adkaadeen xiisadaha colaadeed ee u dhaxeeya maamulada Puntland & Somaliland… HALKAN RIIX SI AAD U DHAGEYSATO.

DHAGEYSO: Somaliland oo shacabka ka qaxinaysa Laascaanood & Waxgaradka oo si adag uga hor yimi.

LAASCAANOOD(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool, oo ay maamusho hadda Somaliland ayaa sheegaya in ay saraakiisha iyo xubnaha maamulada degmada iyo gobalka ay dadweynaha ku qancinayaan in ay ka baxaan magaalada, haddii uu dagaal ka bilowdo deeganka Tukaraq, waxaana ay aad uga hadlayaan arrimaha dagaaladan, xili ay odayashu diideen… HALKAN RIIX SI AAD U...

WARBIXIN XASAASI AH:- Madaxda Puntland oo diiday cadaadis uga yimi dhinaca DF oo ay ugu hiilinayso Somaliland, Muxuuse yahay?

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku guuldaraystay inuu Puntland ku qanciyo joojinta dagaalka Sool isagoo madaxda Puntland ka codsaday inay waan-waan iyo wada hadal ogolaadaan.Farmaajo oo kaashanaya IGAD iyo dawlado kale ayaa ka quustay inuu Puntland ku qanciyo baajinta dagaal ka dhaca Sool. Xogo aan ka helay ilow aad uga agdhow labada dhinac ayaa ii sheegay in Puntland ku...

DEG DEG+DHAGEYSO: Puntland miyey wada hadal uga jirtaa Xaaladda G Sool, Miyeyse ka baaqsanaysaa Dagaalka Xoreynta Laascaanood?

GAROOWE(P-TIMES)- Ciidamada Puntland ayaa ku jira heegankii ugu sareeyey oo ay ku doonayaan in ay dib u soo celiyaan dhulka maqan ee Puntland, xili ay ciidamadu ku jiraan talaabooyinkan ayay jiraan siyaasiin iyo shaqsiyaad bilaabay in ay dacaayad u sameeyeen howlgalka dib u xoreynta gobalka Sool, kuwaas oo sheegayay in ay dawladda Puntland wada hadal ka galayso xaaladda, Wasiiro katirsan Xukuumadda...

XOG+DHAGEYSO: Mid kamid ah Taliyaashii ciidamada Somaliland ee Tukaraq oo si lama filaan ah isku casilay & Jahawareer ka dhashay

LAASCAANOOD(P-TIMES)- Sidda ay ku waramayaan wararka laga helayo deegaanka Gooja-Cade ee taliska ciidamada Somailand eekusugan duleedka Laascaanood ayaa sheegaya in uu shalay galab iscasiladiisa rasmiga ah u gudbiyey Madaxweynaha Somaliland mid kamid ah Taliyaasha ugu sareeya ciidamada maamulkaas ee kusugnaa Jiidaha hore ee gobalkaas… HALKAN RIIX SI AAD U DHAGEYSATO.

DAAWO MUUQAAL: Somalia iyo Ethiopia ganacsi xor ah ma dhax mari karaa?

ADDIS ABABA(P-TIMES) – Falanqeyn dheer ayaa lagu sameeyey wada hadalo iyo Is afgarad siyaasadeed oo ay gaareen Madaxda dawladdaha Faderaalka ee Soomaaliya & Itoobiya, waxaana aad looga hadlay qodobada ka hadlaya arrimaha maalgashiga iyo In Addis Ababa ay noqoto Suuqa ugu weyn ee dekedaha Soomaaliya…RIIX HALKAAN SI AAD U DAAWATO

DHAGEYSO: RW Itoobiya oo ku dhawaaqay war aan laga fileynin oo kusaabsan Soomaaliya

ADDIS ABABA(P-TIMES)- Ra’iisulwasaaraha Itoobiya Dr Abiy Ahmed Cali oo la hadlayay baarlamaanka dalkiisa ayaa ku dhiiraday hadal aan laga fileynin qof madax ka ah Xukuumada Addis Ababa, waxaana uu ka hadlay Midnimada Soomaaliya oo uu sheegay in la macaamilka dawlad gobaleedyada Soomaaliya ay Itoobiyada cusub u aragto mid lagu dhawaacayo Midnimada dalkaas, wuxuuna sheegay in ay tahay arrin aysan aqbaleynin...

DHAGEYSO: Xaaladdihii ugu dambeeyey ee dagaalada Puntland & Somaliland, dhaawacyo ka dhashay madaafiic

LAASCAANOOD(P-TIMES) – Maamulada Puntland iyo Somaliland ayaa ciidamadooda ku daabulaya furimaha dagaalka ee gobalka Sool, waxaana taagan cabsida laga qabo in ay labada dhinac dagaalamaan saacadaha iyo maalmaha nagu soo wajahan, sidda ay kuw aramayaan wariyaasheena kusugan Laascaanood & Garoowe, waxaana halista ugu badan dareemaya dadka deegaanka….RIIX HALKAAN SI AAD U DHAGEYSATO

DHAGEYSO: M/weyne Farmaajo oo ka hadlay Dagaalka Tukaraq, fariin-na u diray Gaas & Biixi

MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxweynaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo wareysi khaas ah siiyey warbaahinta dawladdiisa ayaa soo qaaday xaaladda gobalka Sool ee ay ku dagaalamayan Puntland & Somaliland, wuxuuna sheegay in uu ka xun yahay colaadaas oo uu sheegay in ay ku dhimanayaan wiilal Soomaaliyeed…RIIX HALKAAN SI AAD U DHAGEYSATORIIX HALKAAN SI AAD U DHAGEYSATO

SAWIRRO: Ururka ALGABAL oo ay ku mideysan yihiin Dawladdaha Hoose ee Puntland oo tababar ku qabtay Garoowe

GAROOWE(P-TIMES)- Ururka ay ku mideysan yihiin dawladdaha Hoose ee degmooyinka Puntland ayaa tababar u qabtay qaar kamid ah Shaqaalaha dawladdaha 7 degmo oo kamid ah deegaanadaas, gaar ahaana kuwa uu ka socdo Mashruuca Horumarinta Degmooyinka ee loo yaqaano JLPG-ga, waxaana kasoo qeybgalay xubno katirsan dawladda Puntland. Latababarayaasha ayaa la barayaa mudada labada maalmood ah sidda dhaqaalaha...

M/weyne Farmaajo oo ka hadlay Dagaalka G Sool & xog uu banaanka keenay

MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxweynaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo wareysi khaas ah siiyey warbaahinta dawladdiisa ayaa soo qaaday xaaladda gobalka Sool ee ay ku dagaalamayan Puntland & Somaliland, wuxuuna sheegay in uu ka xun yahay colaadaas oo uu sheegay in ay ku dhimanayaan wiilal Soomaaliyeed. Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in ay dawladda masuuliyad ka saaran...

DEG DEG+DAAWO: Ciidamo katirsanaa Somaliland oo isku dhiibay Puntland

LAASCAANOOD(P-TIMES) – Wararka naga soo gaaraya deegaano dhaca galbeedka Sool ayaa sheegaya in ay halkaas iska dhiibeen ciidamo katirsanaa Somaliland, kuwas oo mudooyinkii u dambeeyey ay Somaliland xooga saaraysay sidii ay qeyb uga noqdaan dagaalada Tukaraq, laakiin waxay go`aansadeen in ay ku biiraan ciidamada Puntland,HALKAN RIIX SI AAD U DAAWATO

DHAGEYSO: WARARKII U dambeeyey diyaar garoow dagaal oo kasocda G Sool & Ciidamado kusoo qulqulaya

LAASCAANOOD(P-TIMES)- Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya Jiidaha dagaalka ee ay isku horfadhiyaan Puntland iyo Somaliland ayaa sheegaya in labada dhinbac ay aad iskugu dhaweeyeen ciidamadooda, waxaana cabsi laga qabi karaa dagaal xili kasta dhexmara. HALKAN RIIX SI AAD U DHAGEYSATO  

AKHRISO: Madaxweyne Gaas oo goor dhaw magacaabay Masuul cusub

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 19 June 2018 xafiiskiisa kasoo saaray wareegto uu ku Magacaabay Garyaqaanka Guud ee Dowladda Puntland Xeer Madaxweyne Lr. 83 June 19 2018, kuna saabsan Magacaabid  Garyaqaanka Guud ee Dowladda Puntland. Madaxweynaha Dowladda PuntlandMarkuu arkay:                                  ...

DEG DEG: Madaxweyne Farmaajo muxuu ka yiri heshiiskii ay wada galeen Itoobiya, Mise jirtaa in hal dal la noqonayo?

MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxweynaha dawladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) oo wareysi siiyey warbaahinta dawladdu maamusho ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin.Ammaanka Soomaaliya &Dibu dhiska ciidamada Xooga dalka. Wada shaqeynta dawlad gobaledyada iyo dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Xariirka u dhaxeeya Soomaaliya & Wadamada jaarka la ah ee ay ciidamadu ka...