WAR DEG DEG AH:- Banaan-bax Xooggan Oo Ka Socda Garoowe Iyo Boqolaal Qof Oo Barxada Isigu Yimid.

GAROOWE(P-TIMES)-Banaan-bax ballaaran ayaa ka socda Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland, kaasi oo looga soo hor-jeedo Dan-daansiga Maamulka Hargeyso iyo Duulaanka uu ku soo Qaaday Dhulka Puntland.

Banaan-baxan ayaa waxaa isigu soo Baxay Boqolaal Shacabka, kuwaasi oo ku dhawaaqaya Erayo ka dhan ah Maamulka Hargeyso ee ku soo duulay Dhulka Puntland.

Dadka ayaa Sidoo kale, ku dhawaaqaya Erayo ay ku Taageersan yihiin Ciidamada Difaaca Dowladda Puntland, ee u Ruqaansaday Xoreynta Dhulka Sool.

Shalay, ayay aheyd Markii Banaan-bax Sidaan oo kale uu ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug.

 

GOOR-DHOW FILO SAWIRADA IYO FAAH-FAAHIN DHEERAAD AH.

4 Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “WAR DEG DEG AH:- Banaan-bax Xooggan Oo Ka Socda Garoowe Iyo Boqolaal Qof Oo Barxada Isigu Yimid.

  1. Banaabaxa muxuu yahay war jihaadka gala dhulka harti puntland lagu xoraynayo walaahay taariikhda harti iyo puntland hadaan degdeg loga saaran wuxuushta. Buugtaa laguqorayo ina aad thin dad wuxuush ka guulaystay. Waa maxay macnaha buraanburka aad wadaan iyo Banaabaxa. Madaxweynaha iyo kuxigeenka iyo siciid dheere. Taariikh xumada waa inaad kasaaraan puntland 10kun oo ciidana waa maxay banaanbax. .harti waa kabadanyahay wuxuushta ee baryada iyo buraanburka. Idoor mayaqaanaan waxay yaqaanaan wax ku fahma an xabada. Iyo in lagumaado. Lajilciyo. Laqabqabto. Qaylada hargaysa iyo burco gadho. Hadii kale. Oo aad baryada iyo buraanburka wadaan. Garoowe bay soo aadi. OGAADA. TAANI WUXUU RABAA INUU AARSADO. WIXII KACAANKII. OO BOOSKII MOORGAN. BUU ISKA DHIGAYA QAYB TII 26AAD.DAGAALAMA.

    Reply
  2. adeer maxay tahay calaacalku. wax qabta ama is kadaaya. bal. weligiin. mudaharaada. inaanu. kabaxno. 10kun. oo. ciidanaa joogaa. leedihiin. may wax. qabtaan. ama. meesha. iskaga dareeraan. ileen. waa. tiimar. hore layiri. majeeerteenku. waa. fulayo. oo. dagaal maqaadaan. in lagu sooqaado. maahane. daarood. oo. dhan. waxaa. ka dhawaa.jiyey. muuse. biixi. daaayA. calaacalkoo. bal car furinta. imaada. maaaxaad..rag iyo. dumar ba. ubarooraneysaan. majeertern. itaal baran baro. AF Ku xoogle.

    Reply
  3. Hadee waa maxay mudaharaad,sawtay gaas iyo camey hanjabayeen.waxan oo qaylo ah wexey muujin tamar daradeena waana innagu qosli iidoorku sababta waxay tahay sowkuwan innagaga qaylisiiyay.ani waxan ma fahmin ee haddaynu dagaal gelayno inta baroortan la joojiyo iidoorka halla waajaho haddii kale halayska aamuso. hadda waxaba soo baxday wixii lasheegayay ee la lahaa,gaas iyo camey waxay waxan oo qaylo ah u wadaan muddo kororsi oo hadda waxa arrinkaa xaqiijiyay xubin gudida doorashada oo yiri ma jidho doorasho wakhtigeeda qabsoomi ee dib baa laba sano loo dhigi.

    Reply

Halkaan Ku Qor Fikirkaada