Ciidamada Somaliland oo rasaas ku furay Suuqyada Laascaanood, dhaawacyo Isbitaalada la geeyey & Xaaladda oo kacsan

LAASCAANOOD(P-TIMES)- War deg deg ah oo hada naga soo gaaray magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in ciidamad maamulka Hargeysa ay rasaas ka fureen bartamaha magaalada, gaar ahaana Suuq laga dukaameysanayay waxaana ilaa hadda la xaqiijiyey dhaawaca 2 qof oo shacab ah.

Wararka ayaa sheegaya in rasaastan ay ka dambeysay markii maleeshiyaadkan, ay soo dhoobeen inta badan Suuqyada iyo gudaha magaalada Laascaanood.

Waxaana ilaa hadda socda rasas goos-goos ah oo ay ridayaan maleeshiyaadka Hargeysa.

SI AAD U HESHO FAAHFAAHIN RIIX HALKAAN

 

Leave a Comment