Guddiga Difaaca ee PL oo ka hadlaya Xaaladda Laascaanood

GAROOWE(P-TIMES)- Guddiga Difaaca ama arrimaha dagaalka ee Gobalka Sool ayaa lafilayaa in ay goor dhaw ka hadlaan xaaladaha ka aaloosan magaalada Laascaanood, waxaana si gaar ah ay uga hadlaayaan leynta & gumaadka ay ku hayaan shacabka oo ilaa hadda la xaqiijiyey dhimashada Hooyo caruur Agoon ah korinaysay, una soo raadisay adeegga Ciidka.

Guddiga ayaa lafilayaa in ay cambaareeyeen waxa ka socda Laascaanood, ayna markalena daaha ka rogaan in ay Puntland xoreynayso magaaladaas.

GOOR DHAW RIIX HALKAAN

 

 

 

 

Leave a Comment