WAR DEG DEG AH:- Wariyaasha Oo Looga Yeeray Madasha Uu Ka Socdo Shirkii Golaha Amniga Qaranka Ee Baydhabo.

BYADHABO(P-TIMES)-Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ah ee Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa Sheegaya in Wariyaasha Looga yeeray Madasha uu ku Socday Shirka Golaha Amniga Qaranka ee Madaxda Dowladda Federaalka iyo kuwa Dowlad Gobaleedyada.

Wariyaha PUNTLAND TIMES ee Magaalada Baydhabo ayaa soo Sheegaya in Saxafiyiinta lagu War-geliyaay inay yimaadaan Xarunta Baaralaamka K/G oo uu ka Socday Shalay illaa maanta Shirka Golaha Amniga Qaranka, kaasi oo la Filayo in Caawa la soo Gaba-gabeeyo.

War-murtiyeedka kasoo Baxay Shirka intii uu Socday ayaa la Filayaa in loo soo Bandhigo Saxaafadda, Iyadoona haatan ay Wariyaasha Qaarkood Gaareen Xarunta.

WIXII KASOO KORDHA KALA SOCO PUNTLAND TIMES.

PUNTLAND TIMES

Leave a Comment