WAR DEG DEG AH+DHAGEYSO:- Banaan-baxyo Ka Dhan Ah Muuse Biixi Oo Ka Bilaabanaya Laas-caanood & Ciidamadii Ugu Badnaa Oo La Geeyay.

LAAS-CAANOOD(P-TIMES)-Goobjoogayaal ku sugan Magaalada Laas-caanood ee Xarunta Gobalka Sool oo La Hadlay PUNTLAND TIMES, ayaa Sheegay in Xaalad kacsan ay ka jirto Magaalada Laas-caanood oo uu Saacadaha soo socda ku Wajahan yahay Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi, Iyagoona Tilmaamay in Ciidamadii ugu Badnaa la Keenay Laas-caanood.HALKAAN RIIX SI AAD U DHAGEYSATO.

Leave a Comment