WARBIXIN+COD: Somaliland oo ku hungowday Dalab ay u dirtay IGAD, QM & Dalalka jaarka ah oo kusaabsaneyd dagaalka ay bilowday ee G Sool

GAROOWE(P-TIMES)- Somaliland ayaa ku hungowday dalab ay ku doonaysay in ay Beesha Caalamka uga dhaadhiciso arrimaha ka taagan Tukaraq iyo Gobalka Sool in lasoo afjaro, iyadoo loo marayo heshiis caalami ah, wixii ka dambeeyey dagaalkii dhacay 24-kii May, kaas oo khasaare badan ka soo gaaray.

Puntland wey diiday dalab kasta oo uga yimid gudaha & dibada oo ku saabsan in ay tanaasul ka muujiso arrimahan, waxaana cadaaday in ay ka go`an tahay in lasoo xiro Xaduudaha Dastuuriga ah.

HALKAN RIIX SI AAD U DHAGEYSTO WARBIXIN DHAMEYSTIRAN

 

Halkaan Ku Qor Fikirkaada