WARBIXIN+DHAGEYSO: Somaliland wey ku guuldareystay sii heynta Laascaanood ‘’Laakiin Dagaal ayay ka door-biday Nabadda!

LAASCAANOOD(P-TIMES)- 11 Sanno ka hor Somaliland waxay qabsatay Laascaanood oo xiligaas ay jireen tabashooyin badan oo ay qabeen Waxgaradka, Shacabka & Siyaasiinta miisaanka siyaasadeed ku leh gobalka Sool, waxay kala waregeen ciidamada Puntland, waxaana bishii October 2007-dii kusugnaa Hotelka Xamdi ee magaaladaas wafdi ka socday dhinaca Puntland, laakiin wafdigaa lama jecleyn marka laga hadlayo siddii ay Odayaashu ugu imaanayaan.

11 sano ka dib Somaliland waxa muuqatay in aan laga dooneyn gobalka, Isimo, Waxgaradka Iyo Shacabkuba waxay hadda mideeyeen dareenkooda ku aadan in aysan dooneyn Somaliland.

RIIX HALKAN SI AAD U HESHO XOGTA DHEERAADKA AH

2 Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “WARBIXIN+DHAGEYSO: Somaliland wey ku guuldareystay sii heynta Laascaanood ‘’Laakiin Dagaal ayay ka door-biday Nabadda!

  1. Beenaaale putilantime beeenalau wey wax la mideeyey majirto walaahi inaan majeertee reer laas xaano iyo dhulbahanete u talinay ee wax kale sheeg walaahay iidoonkaasaa cidwalab nooka fcn putillaan waa daalimiin ilaahy ka foogaaday xabad waxaaan ahayn oo naga dgexeeyaa ma jidhk

    Reply
  2. adeer dhulkan waa dhul daarod gar ahan harti daarood oo dhan ayaa isha kku haya lagamana rabo daba dhilif hore ayuu dabadhilif umada u khiyamay
    hadaad idoor donayso orod u tag burco iyo hargaysa ayay jogaan lkn dhulkan wa dhul darood dhul lagu danaysto maaha oo aqonsi lagu radsado dabadhlifika iyo idorba wa la isku xaaqaya cid loo jojinayo maleh

    Reply

Halkaan Ku Qor Fikirkaada