XOG+DHAGEYSO: Maxay hoose oo ka wada hadleen Ismaaciil Cumar Geelle & Micheal Keating, kuna saabsan Tukaraq?

DJABUTI(P-TIMES) – Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa socdaal ku gaaray dalka Jamhuuriyada yar ee Jabuuti, wuxuuna la kulmay Ismaaciil Cumar Geelle Madaxweynaha dalkaas, oo ay ka wada hadleen arrimaha ku saabsan xaaladda Dagaalada u dhaxeeya Puntland & Somaliland, waxaana jiray xogo hoose oo ay heshay Puntlandtimes.com lagana wada hadlay.

HALKAAN KA DIBNA DHAGEYSO

Leave a Comment