Somalia

DEG DEG+DAAWO:Laascaanood oo Somaliland kusoo rogtay amar aan laga fileyn & Dagaalkii Tukaraq oo weli kale yeeshay “Dhalashada Jeegaanta Qaata Reer Soolow Ama U Diyaar Garow Xabsi Iyo Musaafurin”

GAROOWE(P-TIMES) – Maamulka Somaliland ee uu hogaamiyaha ka yahay Muuse Biixi Cabdi ayaa kusoo rogay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool amaro aan laga fileyn kadib […]

Share on Facebook
Somalia

DEG DEG+DHAGAYSO:Madaxweyne Gaas oo si toos ah u weeraray Xasan Khayre & Dowladda Federaalka Somalia

GARACAD(P-TIMES)- Madaxweynaha Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa weerar afka ah ku qaaday Ra’iisal Wasaaraha Somalia Xasan Cali Khayre iyo dowladda federaalka Somalia oo uu […]

Share on Facebook
Somalia

DAAWO:Qaabkii loogu soo dhoweeyey Ra’iisal Wasaare Khayre magaalada Qardho & Khudbadihii loo jeediyey Shacabka

BOOSAASO(P-TIMES)-Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Kar Kaar ayaa waxaa maanta gaadhay wafti uu hogaaminayo Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, waxaana waftiga Ra’iisal […]

Share on Facebook
Somalia

DHAGAYSO:Madaxweyne Gaas oo u bishaareeyey Shacabka Gobolka Mudug & Garacad oo la sheegay in ay heli doonto….

GARACAD(P-TIMES)- Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey maanta munaasibadii dhagax dhiga dekadda degmada Garacad ee gobolka Mudug, […]

Share on Facebook
Somalia

DEG DEG+DAAWO:Ciidamo ka tirsan Somaliland oo Laascaanood gadood culus ka dhex sameeyey & Gudoomiye u dhowaa Muuse Biixi oo xilkii laga qaaday kadib markii…

GAROOWE(P-TIMES) – Wararkii ugu dambeeyey ee Warsidaha Puntlandtimes.com uu ka helayo magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan maamulka Somaliland ay […]

Share on Facebook
Somalia

DEG DEG+DAAWO:Muuse Biixi oo galka seefta kala baxay & Xubno kasoo jeeda Gobolka Sool oo daaqada laga saaray

HARGEYSA(P-TIMES) – Hogaamiyaha Somaliland ee Muuse Biixi Cabdi oo wareegto soo saaray ayaa xilalkii ka qaaday xubno badan oo kasoo jeeda gobolka Sool, kuwaas oo xidhiidh […]

Share on Facebook
Somalia

DAWO:Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Jubbaland oo lagu xidhay Garoonka Muqdisho & Sababta wax badan ka ogow + Magaciisa

MUQDISHO(P-TIMES)- Kadib markii saaka lagu xidhay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya guddoomiyaha rugta ganacsiga Jubbaland ahna xoghayaha guud ee rugta ganacsiga Soomaaliyeed […]

Share on Facebook
Somalia

DAAWO:Madaxweynaha Puntland oo Garacad ka dhagax dhigay Dekadd Cusub & Mashaariic kale oo laga hirgalin doono + Kulamo Socda

GARACAD(P-TIMES)- Madaxweynaha Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wafti uu hogaaminayo oo maanta gaadhay degmada Garacad ee gobolka Mudug ayaa waxa uu ka dhagax dhigay […]

Share on Facebook
Somalia

DHAGAYSO:Puntland oo 20 Sano jirsatay & Shacabka Garoowe oo ka hadlay aragtidooda ku aadan Kowda August+Maxaa Qabsoomay?

GAROOWE(P-TIMES)- Iyadoo maalinta beri ah ay ku beegan tahay Kowda August oo ah maalintii la aas aasay dowladda Puntland ayaa waxaa arintaasi aragtidooda ka dhiibtay shacab […]

Share on Facebook
Somalia

LIVE U DAAWO:Soo dhoweyntii Madaxweyne C/weli Gaas ee Degmada Garacad & Mashaariicda laga hirgalinayo

GARACAD(P-TIMES)- Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa goor dhoweyd ka dagay garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi, waxaana uu madaxweynuhu ka hirgelin doonaa gudaha degmada […]

Share on Facebook
Somalia

TOOS U DAAWO:Soo Dhoweyntii RW Khayre ee magalada Qardho & Jawi Hada

QARDHO(P-TIMES)- Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Kar Kaar ayaa waxaa hada gaadhay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Xasan Cali Khayre oo isagu haatan soo dhoweyn balaadhan […]

Share on Facebook
Somalia

DEG DEG:Madaxweyne Gaas oo hada ka dagay garoonka diyaaradaha ee Garacad

GAROOWE(P-TIMES)- Wararka ka imaanaya degmada Garacad ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in hada uu ka dagay garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi madaxweynaha Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali […]

Share on Facebook
Somalia

Qaramada Midoobe oo muddo kordhin u sameysay howgalka AMISOM ee Soomaaliya

LONDON(P-TIMES)– Golaha Amaanka ee QM ayaa Cusbooneeysiiyay Waqtiga Ciidanka AMISOM ay Soomaaliya joogayaaan,waxaana la gaarsiiyay 31-ka May 2019 kadib Qaraar goluhu uu shalay gaaaray. Qaraarka […]

Share on Facebook
Somalia

DEG DEG+DAAWO:Dagaalkii u dhaxeeya Puntland & Somaliland oo sii xoogaystay Iyo Gaas oo loogu baaqay in awood dagaal uu ku qabsado magaalada…..

GAROOWE(P-TIMES)- Xili ay weli cirka isku sii shareerayaan xiisadaha dagaal ee u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland isla markaasna muddooyinkii ugu dambeeyey ay soo gaadhayeen magaalada […]

Share on Facebook
Somalia

XOG: RW Kheyre goorma ayuu soo gaba-gabeynayaa Booqashadiisa Puntland, Maxaadse aadan ogeyn oo ku jira?

GAROOWE(P-TIMES) – Ra’iisulwasaaraha dawladda Faderaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa booqasho ku jooga mandiqada Puntland, isagoo halkaas kula kulmay inta badan dhalinyaradda, Waxgaradka, Madaxda iyo […]

Share on Facebook
Somalia

AKHRISO: Beelo dagaalamayay 10-kii sanno ee lasoo dhaafay oo maanta Heshiis ku gaaraya Qardho & RW Kheyre oo ka qeybgalay Qado Sharaf.

QARDHO(P-TIMES)- Shir u socday beelo dagaalamayay 10-kii sanno ee lasoo dhaafay kana soo jeeda gobalka Barri ayaa maanta heshiis rasmi ah ku gaari doona magaalada […]

Share on Facebook
Somalia

WARBIXIN: Waa maxay Ujeedada Xildhibaanada Barri, Nugaal & Galmudug u diidan yihiin Dhismaha Dekeda Garacad ee G Mudug, Maxaase ka dhalan kara?

GAROOWE(P-TIMES)- Ra’iisulwasaaraha dawladda Faderaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo xubno katirsan golihiisa wasiiradda ayaa ka baaqsaday munaasabadda dhagax-dhiga sadex mashruuc oo laga hirgalin lahaa gobalka […]

Share on Facebook
Somalia

DEG DEG:Madaafiic ka dhacaysa Tukaraq & Ciidamada Puntland Iyo Somaliland oo…..

LAASCAANOOD(P-TIMES)- Wararkii ugu dambeeyey ee saaka ka helayno deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in halkaasi saaka laga dareemayo cabsi dagaal iyo dhaq dhaqaaqyo ay […]

Share on Facebook
Somalia

M/weynaha Puntland oo ku sii jeeda magaalada Garacad, kana dhagax-dhigaya Deked caalami ah.

GAROOWE(P-TIMES)- Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa laqorsheynayaa in uu safar duulimaad diyaaradeed ah ku tago magaalada Garacad ee gobalka Mudug, halkaas oo uu […]

Share on Facebook
Somalia

DEG DEG:RW Khayre oo saaka ku wajahan Qardho & Safarkii Garacad oo baaqday kadib markii….

GAROOWE(P-TIMES)- Wararkii ugu dambeeyey ee Puntlandtimes.com ay haatan ka helayso Qasriga madaxtooyada Puntland ee magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa sheegaya in uu baaqday safar […]

Share on Facebook