DAAWO:Saraakiil Cadaan ah oo gurtay Hilbaha Ismiidaamiyayaashii Qaraxii Muqdisho

MUQDISHO(P-TIMES)- Qaraxyadii mataanaha ahaa ee lagu qaaday xarunta wasaaradda arrimaha gudaha iyo amniga dowladda Soomaaliya ayaa reebay saameyn bur bur xoogan oo ka dhashay, waxaana lagu qiyaasay tirada dadkii ku dhintay qaraxaasi ilaa toban qof kuwaas oo isugu jira dad rayid ah iyo shaqaalayaal dowladeed.

Hilbaha ismiidaamiyayaashii qaraxaasi ee goobta laga helay ayaa saraakiil cadaan ah oo goobta soo gaadhay urursadeen, iyadoona qaatay qaybo kamida  jidhka is-miidaamiyayaasha Al-shabaab ee is qarxiyey si ay  baadhitaano ugu sameeyaan loona aqoonsado halka ay kasoo jeedeen. RIIX HALKAN OO KA DAAWO SAWIRADDA

 

Leave a Comment