DAAWO:Aqoon yahano & Macalimiin hor leh oo ku biiray Dagaalka Tukaraq “Ciidamadu Xuduudaha Hasoo Xidhaan”

GAROOWE(P-TIMES)- Pro Axmed Ismaaciil Samatar oo kamid aqoonyahanada sida weyn looga yaqaan gudaha dalka Soomaaliya iyo dibeddaba ayaa xiligani ku biiray dagaalada u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland ee deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, waxaana uu maanta gaadhay jiidaha hore ee deegaanka Tukaraq halkaas oo khudbad dhiiri galin ah ugu jeediyey ciidamada maamulka Somaliland. RIIX HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

Safarka Samatar ee deegaanka Tukaraq ayaa waxaa ka dambeeyey hogaamiyaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi kadib markii baqdin xoogan oo soo wajahday uu u baajiyey safarkiisii deegaanka Tukaraq.

 

Halkaan Ku Qor Fikirkaada