DAAWO:Barnaamij gaar ah oo laga diyaariyey wareejintii Ciidamada Beesha Cilmi Naalaye & Xoreynta Gobolka Sool oo loo diyaar garoobay

TUKARAQ(P-TIMES)- Waxaan halkan waxaan idiinku soo gudbinaynaa akhristayaal Barnaamij gaar ah oo laga diyaariyey wareejintii Ciidamada Beesha Cilmi Naalaye oo kamid ah Beesha Ugaadh yahan ee Dhulbahante, kuwaas oo qayb ka qaadan doona xoreynta gobolka Sool iyadoona maalintii shalay ahayd ay ciidamadani la wareegeen gudida difaaca Puntland. RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA

Hal Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “DAAWO:Barnaamij gaar ah oo laga diyaariyey wareejintii Ciidamada Beesha Cilmi Naalaye & Xoreynta Gobolka Sool oo loo diyaar garoobay

Halkaan Ku Qor Fikirkaada