DAAWO:Hargeysa oo qarka u saaran in laga taago Calanka Somalia & Xildhibaano Somaliland ah oo shaaciyey in Madaxda ka socota dowladda federaalka Somalia ay…..

HARGEYSA(P-TIMES)โ€“ Xildhibaano ka tirsan gollaha Wakiiladda maamulka Somaliland ayaa sheegay in magaalada Hargeysa ay qarka u saaran tahay in laga taago Calanka dalka Soomaaliya, iyagoona shaaciyey in madax ka socota dowladda federaalka Somalia ay ku sugan yihiin gudaha magaalada Hargeysa kuwaas oo wata qorshayaal kala duwan. RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA

 

Hal Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “DAAWO:Hargeysa oo qarka u saaran in laga taago Calanka Somalia & Xildhibaano Somaliland ah oo shaaciyey in Madaxda ka socota dowladda federaalka Somalia ay…..

  1. HAHAH.

    WEBSITEKAAAN IYO KUWA WAX KU QORAA WAXAY CADEYSTEEN NECBAANSHO SOMALILAND IYO HADAL RAQIIS AH. CALANKA SOMALIA HARGEISA 1960 BAA LAGA TAAGEEY EE HADDII MAR LABAAD LAGU HESHIIYO IN LAGA TAAGO MAXAA KU JABAN? WAXAAD TAHAY ISKA HADLE AAN WAXBA OGEYN. SOMALILAND LABA MID: INAY GO’DO IYADOO IS OGOL AMA AY WADAHADAL KU HESHO WAXAY DADKEEDA OO WADA JIRAA AY XAQ U LEEYIHIIIN. LABA DAWLADOOD OO HORE ISKUGU DARSADEEY LOO QAYBSADO MAAMULKA IYO MAALIYADDA IYO HORUMARKA. WAX KA YAR….NO NO NO…YAAN LAGU RIYOON

    Reply

Halkaan Ku Qor Fikirkaada