DAAWO MUUQAAL:Isimadda Gobolka Cayn oo ka hadlay xaalada Tukaraq & Dagaalada u dhaxeeya Puntland Iyo Somaliland

BUUHOODLEP-TIMES) – Isimadda dhaqanka gobolka Cayn ayaa ka hadlay xaalada degmadaTukaraq ee gobolka Sool iyo xiisadaha u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland, iyagoona dhanka kale ku baaqay in la joojiyo dagaal ee ka jira deegaankaasi isla markaasna isimaddu waxay fariin culus u direen maamulka Somaliland iyo hogaamiye Muuse Biixi. RIIX OO KA DAAWO MUUQAALKA

 

Leave a Comment