DAAWO:Magaalada Garoowe oo war cusub laga soo sheegay & Gaadiidleyda oo cabasho ka muujinaya Shidaal wasaqaysan

GAROOWE(P-TIMES)-  Gaadiidleyda ku dhaqan magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa sheegay in ay ka cabanayaan shidaal wata Koolo xabag taas oo caqabad ku noqotay gaadiidkooda isla markaasna sababtay in gaadiid badan la dhigo Karaashyada magaalada Garoowe kadib cilad wajahday. RIIX HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

Idaacadda Radio Garoowe oo arintani warbixin ka samaysay ayaa u baadhis xoogan ku samaysay sababaha ka dambeeya in gaadiid badan ay u fadhiistaan cilado la xidhiidh shidaal wasaqaysan oo ay keentay gudaha magaalada Garoowe shirkaddaha ganacsiga ee ka jira Puntland.

 

Leave a Comment