DAAWO:Maydad & Dhaawacyo la gaadhsiiyey Cisbitaalka magaalada Laascaanood + Gudoomiye Noloshiisu halis gashay

GAROOWE(P-TIMES)-  Cisbitaalka guud ee magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa waxaa la gaadhsiiyey maydad iyo dhaawacyo kadib markii afka uga galeen ciidamada difaaca Puntland xubno ka tirsan maamulka Somaliland, waxaana dhacdaasi warbaahinta uga war bixiyey gudoomiyaha ugu magacaaban Somaliland Taleex oo isagu naftiisa la baxsaday kadib dagaal dhex maray ciidamada Puntland iyo malayshiyaad watay labada gaadhi oo uu hogaaminayey. RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA 

Leave a Comment