DAAWO:Wararkii ugu dambeeyey ee Gobolka Sool & Dhacdooyinkii ka dhacay Jiidaha hore

GAROOWE(P-TIMES) – Waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa akhristayaal muuqaal kulmisanaya wararkii ugu dambeeyey ee gobolka Sool iyo sidoo kale dhacdooyinkii ka dhacay jiidaha dagaalka, waxaana arimahaasi ka hadlaya qaar kamid ah saraakiisha ciidamada Puntland. RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA

2 Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “DAAWO:Wararkii ugu dambeeyey ee Gobolka Sool & Dhacdooyinkii ka dhacay Jiidaha hore

  1. Qabaa’lka Majeerteen ee ka baxay Tukaraq.
    1. Omer Maxamuud Reer Mahad
    2. Ciisa Maxamuud
    3. Dashiishle
    4. Cumar Maxamuud … Cabdi Ciise oo Cawa ciidankoodi gooni ula baxay

    Sidoo kale Osman Maxamuud oo Ciidankooda gaar u degan yahay

    Reply

Halkaan Ku Qor Fikirkaada