DAAWO:Xildhibaano Puntland ah oo ka hadlay Dhacdooyinkii ugu dambeeyey ee ka dhacay Gobolka Sool & Hanjabaado kasoo yeedhay Wasiiradda Somaliland “Fidnaduba Waa Iyaga”

GAROOWE(P-TIMES)- Xildhibaan Cali Jaamac Faarax (Cali Dhaga Cadde) oo kamid ah xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa ka hadlay dhacdooyinkii ugu dambeeyey ee ka dhacay gobolka Sool, waxaana uu Xilldhibaanku eedeyn u jeediyey xubno ka tirsan maamulka Muuse Biixi kuwaas oo uu sheegay in dhibaatooyin iyo xiisado colaadeed ay kala dhex dhigayaan Beelaha wada dega degmada Taleex ee gobolka Sool. RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA

Leave a Comment