DEG DEG+DAAWO:Cali Khaliif & Muuse Biixi oo ay ka dhex taagan tahay Iyo Dagaalka Tukaraq oo sababay Xiisad hor leh

LAASCAANOOD(P-TIMES)- Waxaa magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool oo muddo ka badan 11 sano uu gacanta ku hayey maamulka Jeegaanta ee Muuse Biixi hogaamiyaha ka yahay ayaa waxaa ka furmay shir u dhaxeeyey hogaamiyihii hore ee Cali Khaliif Galaydh iyo koox yar oo taageersan kuwaas oo gacan saar la leh maamulka Somaliland.

Shirkan dhex maray Cali Khaliif Galaydh iyo kooxdiisa ayaa waxa kasoo baxay qodobo ku aadan xiisadaha deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, waxaana uu sheegay Mr. Galaydh in maamulka Somaliland aysan la qabin dagaalka deegaanka Tukaraq isla markaasna aanan lagala tashan. RIIX HALKAN OO KA AKHRISO QODOBADII KASOO BAXAY SHIRKAAS

One Comment

  1. kuwaan ku daalay sidaan u saxayey…bal eega waxay leeyihiin koox yar oo cali khaliif galyr taageersan. waxaana la ogyahay oo duuban inay ka soo qaybgaleen 19 xubnood oo uu ku jiro guddomiyihii barlaamka.. waxaana ka maqnaa 13 xubnood. miyaaneey badankoodu joogin (majority)..KUWAAN MA MA-KAS BAA. MEEL WALBA MA XUMAAN BAY KA RAADINAYAAN. QOFKII AAN FIKIRKOODA QALOOCAN AAN RAACSANAYN MA BEEN BAY KA SHEEGAYAAN OO SEEFTEEY MARINAYAAN…MAXAA KUWAAN LA BARTEEY

Leave a Comment