DEG DEG+DAAWO:Ciidamadii ugu badnaa ee Beesha Cilmi Naalaye oo ku qalabaysan gaadiid dagaal & hub culus oo gaadhay Jiidaha

TUKARAQ(P-TIMES) – Iyadoo lagu duulayo hawlgalka xoreynta gobolka Sool iyo sidii guud ahaanba looga saari lahaa hadhaadiga Malayshiyaadka Jeegaanta ee ku sugan qaybo kamid ah gobolka Sool ayaa waxaa maanta lagu soo dhoweeyey degmada Buura Wadal ee gobolka Sool ciidamadii ugu badnaa ee Beesha Cilmi Naalaye oo kamid ah Beelaha Dhulbahante kuwaas oo kasoo kicitimay deegaano kamid ah gobolka Sool, waxaana deegaanka Buura Wadal maanta loogu qabtay munaasibad soo dhoweyn ah. RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA

 

Halkaan Ku Qor Fikirkaada