DAAWO:Dagaalkii Tukaraq ee Puntland & Somaliland oo war culus kasoo kordhay + Madaxweynayaasha Muuse Biixi Iyo C/weli Gaas oo loogu yeedhay….

GAROOWE(P-TIMES)- Xilli ay sii xoogaysanayaan xiisadaha dagaal ee u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland ayaa waxaa arimahaasi ka hadlay Siyaasi Cabdikariim Muuse Qalbi Dhagax, isagoona ka hadlayey xaflad soo dhoweyn ah oo loogu sameeyey Qalbi Dhagax magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayuu ugu baaqay madaxweynayaasha Puntland iyo Somaliland in ay dajiyaan xiisadaha deegaanka Tukaraq isla markaasna xal waara ay kawada gaadhaan xiisadahaasi.

Siyaasi Qalbi Dhagax ayaa wax lagu xumaado ku tilmaamay dhiiga ku daadanaya deegaanka Tukaraq jiraana dhalinyaro ku dhimatay dagaalada u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland. RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA

 

 

 

Leave a Comment