DAAWO:Dhacdo naxdin leh oo kasoo korodhay furimaha Tukaraq & Shacabka oo wadnaha…

TUKARAQ(P-TIMES)- Deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool oo ay weli isku hor fadhiyaan ciidamada difaaca dowladda Puntland iyo kuwa maamulka Somaliland ayaa waxaa laga soo sheegayaa hada in ay ka jiraan deegaankaasi xaalad cusub oo aan hore loogu arkin deegaankaasi, waxaana shacabka deegaanka Tukaraq ay sheegeen in cabasho xoogan ka muujinayaan xaaladaha dagaal ee ka jira deegaankaasi iyo sidoo kale Koox Waraabayaal ah oo iyaga dhibaato ku haya. RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA

3 Comments

  1. War nimanyahow isku xishooda oo maalin walba beenta aad nagu dal dalayasan naga daaya hadaad raga iska celinausaan ina samayar oo laangaab ah idinkuma jersteyene beenta joojiya

  2. Haliye says:

    A.c.. dhamaan waa hore ayaan idiin sheegay GAAS daacad kama aha dagaalka, wuxuuna udhoofi waayay waayadan wuxuu ska baqayaa inuu dagaal dhaco intuu maqan yahay ee halaga tashado.

  3. bashir jama says:

    puntlandtimes ha la joojiyo xataa in la furo. waxaa iska leh cabdi benlow. meesha waa lagu kala baxayaa. cabdi benlonana hawshaas lug kuma lahaan doono. isaga iyo muuse biixi waa laba fuley oo qaran dumisya ah. waxaa qora webkaan waa niman xaafiiska benlowga jooga isaga ayay ka soo butaacdaa khiyaanadu. waa in la dilaa ninkasta oo majeerteen ah ama dhulbahanto oo garab siinaya dagaal xaq darra ah. waxa weerarka wada waa la taqaan, waa habar awal. iyaga iyo majeerteen xadduud ma laha ee aan madaxa isu galino. wixii ka soo baxana aan aragno. ina awsiciid oo dagaal abaabulayna waa la soconnaa. meesha uu ka ganacsan lahaa baa la rabaa qaran dumiskaadsi ha ku ekaado hargeysa.

Leave a Comment