DEG DEG+DAAWO:Gaadiidkii ugu badnaa oo kurka laga jaray & Dagaalkii Tukaraq oo meel halis ah gaadhay kadib markii…..

TUKARAQ(P-TIMES) – Xilli habeenkii xalay ahayd uu ka dhacay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool dagaal goos goos ah iyo madaafiic dhex martay ciidamada difaaca Puntland iyo kuwa malayshiyaadka Jeegaanta ayaa waxaa iminka ka socda deegaanka Buura Wadal ee gobolka Sool hawgal balaadhan oo kurka lagaga jarayo gaadiid hor leh si ay uga qayb qataan dagaalka ka dhan ah ciidamada Somaliland iyo hawlgalka xoreynta gobolka Sool.    RIIX HALKAN OO KA DAAWO 

 

Halkaan Ku Qor Fikirkaada