DEG DEG+DAAWO:Garoowe oo lagaga dhawaaqay dagaal culus & Madaxweyne Gaas oo digniin loo jeediyey “Jeegaanta Xabad Mooyee Wax Kale Nagama Dhaxeeyaan”

GAROOWE(P-TIMES)- Xilli ay sii xoogaysanayan xiisadaha u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland ee ka taagan deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool isla markaasna magaalada Garoowe ay soo gaadheen wafti ka socda dhinaca Somaliland oo ka turjumaya wada hadalo ku aadan xiisadaha gobolka Sool ayaa waxaa arinatasi ka hadlay Afhayeenka Nabadoonada gobolka Nugaal Cabdullaahi Maxamed Jbriil….. RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA

Nabadoonka ayaa sheegay in wax wada hadal ah aanan laga gali karin gobolka Sool isla markaasna Beelaha  Habar Jeclo iyo Habar Awal aysan wada hadal la gali karin Puntland halka beelaha kale uu sheegay in wada hadal nabadeed ay wada qaadan karaan maadaama aysan qayb ka ahayn dagaalka Tukaraq. 

Afhayeenka ayaa sidoo kale sheegay in Puntland aysan wax wada hadal ah la gali doonin Somaliland inta ciidamada Somaliland ay ku sugan yihiin gobolka Sool, ciidamada Puntland-na ay diyaar u yihiin soo xidhista xuduudaha Puntland.

 

2 Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “DEG DEG+DAAWO:Garoowe oo lagaga dhawaaqay dagaal culus & Madaxweyne Gaas oo digniin loo jeediyey “Jeegaanta Xabad Mooyee Wax Kale Nagama Dhaxeeyaan”

  1. As Somalia waxaay kala. Baxday qoosqoos mana jiro qoosqoos dawlad unoqon Karaa. Sidaas darteed sol waa inloodaayaa dadka degdeg taladeeda

    Reply
  2. abdi weli iyo puntland ilaa 2 bilood dagaal bay ku baaqayeen ee MAXAY BAL DAGAALKA AY SHEEGAYAAN U QAADI WAAYEEN. LA OGAA OO WAA AFKA.

    Anonymous WAXAAN LEEYAHAY DHULKA MA KALA TAQAANAA? SOOL, SANAAG IYO CAYNBA ANAA DHUL BAXADWEYN KA DEGA OO LEH..ANNA PUNTLAND MA OGOLI MANA IMAAN KARTO. INTA WADA DEGTAA WAA INAY MARKA HORE KU HESHIISAA SIDEEY DHULKOODA U WADA MAAMULANAYAAN IYO MEESHA AY AADAYAAN. SOOL, SANAAG IYO CAYN WAXAA WADA LEH DHULBAHANTE, WARSANGELI, HABARYOONIS IYO HABARJECLO + ADHI-CADEEYE. SIDAAS ULA SOCO HANA CAYTAMIN ADOO DHOWR JEER HORE SIDA CIYAALKA U CAYTAMAYANA WAAN KU ARKEEY E

    Reply

Halkaan Ku Qor Fikirkaada