DEG DEG+DAAWO:Garoowe oo maanta Tuutayaal laga wada xidhay & Musharax ku dhawaaqay xaalad dagaal xili Tukaraq….

GAROOWE(P-TIMES)- Iyadoo wax ka yar 6 bilood ay ka hadhsan tahay doorashada madaxtinimada Puntland ayaa waxaa socda ololaha ay wadaan Musharxiiinta u tartamaya xilka madaxtinimada Puntland, waxaana magaalada Garowe maanta soo gaadhay musharax madaxwayne doorashada 2019 Kornayl Jibriil Maxamed yuusuf. RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA

Musharax madaxwayne Korneyl Jibriil Maxamed Yuusuf ayaa ka hadlay xiisadaha dagaal ee ka taagan gobolka Sool ee u dhaxaysay Somaliland iyo Puntland, isagoona sheegay in uu taageeri doono ciidamada difaaca Puntland si looga xoreeyo gobolka Sool malayshiyaadka Jeegaanta.

Leave a Comment