DEG DEG+DAAWO:Muuse Biixi oo hoosta ka xariiqay qorshe uu iskaga hor keenayo Reer Buuhoodle & Dagaalkii Tukaraq oo xeelad kale isku badalay + Kala fur furida Beelaha oo…..

HARGEYSA(P-TIMES) –Xoggo hoose oo ay ka helayso Puntlandtimes.com madaxtooyada maamulka Somaliland ee magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in hogaamiyaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu haatan bilaabayo qorshe uu rabo in uu ku kala dhantaalo awooda ciidamada iyo shacabka deegaanka Buuhoodle, kadib culaysyo badan oo kasoo wajahay Mr. Biixi deegaanada Sool, Sanaag iyo Cayn. Muuse Biixi Cabdi … Continue reading DEG DEG+DAAWO:Muuse Biixi oo hoosta ka xariiqay qorshe uu iskaga hor keenayo Reer Buuhoodle & Dagaalkii Tukaraq oo xeelad kale isku badalay + Kala fur furida Beelaha oo…..