DEG DEG+DAAWO:Warkii ugu cuslaa oo kasoo kordhay Jiidaha Tukaraq + Muuse Biixi & Xulafadiisa oo Xeelad cusub lasoo baxay….

GAROOWE(P-TIMES)- Wararkii ugu dambeeyey ee Warsidaha Puntlandtimes.com uu haada ka helayo jiidaha hore ee deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in xiisad dagaal oo hor leh maanta laga dareemayo deegaankaasi Tukaraq, waxaana sidoo kale maanta gaadhay jiidaha hore wafti uu hogaaminayo Proff. Axmed Ismaaciil Samatar oo taageersan maamulka Muuse Biixi iyo gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland. RIIX HALKAN OO KA DAAWO 

Mr. Samatar oo qayb ka noqonaya qorshaha dagaalka Tukaraq ayaa ka fulin doona deegaankaasi qorshe lagu dhiiri galinayo ciidamada maamulka Somaliland oo Muuse Biixi Hargeysa uga soo dhiibay Samatar kadib awood daro soo wajahday.

 

 

Leave a Comment